Furad: Baro Xirfadaha Data Analytics & AI Bilaash!

Haddii aad tahay qof danaynaya xirfadaha Data Analytics  and AI, fursadan muhim ayay kuu tahay, DataForge Africa waxay fursad u siineysaa dhalinyarada iyo xirfadlayaasha mustaqbalka doonaya inay ka shaqeeyaan Data