Furad: Baro Xirfadaha Data Analytics & AI Bilaash!

Haddii aad tahay qof danaynaya xirfadaha Data Analytics  and AI, fursadan muhim ayay kuu tahay, DataForge Africa waxay fursad u siineysaa dhalinyarada iyo xirfadlayaasha mustaqbalka doonaya inay ka shaqeeyaan Data Analytics, iyadoo bixineysa barnaamij online ah oo 8 week ah, loogu talagalay bilowga xirfadaha dhabta ah ee suuqa shaqada.

Waqtiga Barnaamijka:

Bilowga: 2 March 2026
Muddada: 8 toddobaad

Waxaad baran doontaa xirfadaha muhiimka ah:

✔ Excel
✔ SQL
✔ Power BI
✔ Data Storytelling
✔ Fikirka Falanqaynta (Analytical Thinking)

💡 Muhiimada fursadan
Tani ma aha kaliya barasho theory ah; waa diyaarinta shaqo dhab ah, si aad u hesho xirfado suuqa looga baahan yahay.

🌍 Cida loogu talagalay:

Dhamaan dadka doonaya xirfado cusub inay bartaan ama xirfadoda shaqo horumariyaan

💰 Qiimaha Barnaamijka:

100% BILAASH – waxa aad geliso waa waqtigaaga, dadaalkaaga.

🚀 Bilow safarkaaga Data analatics & AI!

Halkan hoose ka codso:

 https://lnkd.in/dBaMEvxw

Fiiro gaar ah Linkigu wuxuu kugayn donaa linked In

hadii uu kaa dalbo inaad account kaaga linked In kufurto waa qasab inaad kufurto kadib ayaad form ka application-ka tagi dontaa, hadii adan lahayn linked in fadlan samayso account suaalaha lagu waydiin donana way kujirtaa inaad profile-kaga linked in soo galiso.

Ushare garee saxiibkaa hadii uu danaynayo fursadan

Mahadsanid

Add a Comment

Your email address will not be published.