Furad: Baro Xirfadaha Data Analytics & AI Bilaash!
Haddii aad tahay qof danaynaya xirfadaha Data Analytics and AI, fursadan muhim ayay kuu tahay, DataForge Africa waxay fursad u siineysaa dhalinyarada iyo xirfadlayaasha mustaqbalka doonaya inay ka shaqeeyaan Data