Shaqo Khadaamad Emarat🇦🇪

Shaqo Khadaamad Emarat🇦🇪

Soo Dhawoow Macmiil waxa kuu diyaara Shaqo Emirate oo ah Khadaamad (Dumar Keliya).

Shuruudaha Shaqada
1. Dumar inaad tahay.
2. Passport (Somali/Kenyan/Ethiopian/Djibouti).
3. Warqad Caafimaad oo Dhamaystiran.
4. Da,ada 20 Sanno ilaa 30 Sanno.

FG:- Gabadha Shaqadan xaraysata ee ku guulaysata lagama rabo wax kharasha keliya waa in ay shuruudaha buuxisa, wixii kharasha waxa bixinaaya loo shaqeeyaha, sida Fiisaha iyo Tigidhka.

Qofkii danaynaaya shaqadan shuruudahana kasoo bixi kara waxa uu nagala soo xidhiidhayaa lanbarka hoos ku qoran.
Whatsapp:- +971 50 429 2425.

Add a Comment

Your email address will not be published.