SCHOLARSHIP FULLY FUNDED

**FURSADO CAALAMI AH – ! 🌍

EUROPE πŸ‡ͺπŸ‡Ί & USA πŸ‡ΊπŸ‡Έ**

🌟 MCCAİN GLOBAL LEADERS PROGRAM 2026 🌟

Waxaan idiin soo gudbinay fursad aad u weyn oo horumarineed iyo waxbarasho oo loogu talagalay ardayda, dhalinyarada, iyo mustaqbal doonka xirfadaha hoggaaminta.


MAXAA KA IMAANAYA FURSADDAN?

βœ”οΈ Application Fee = MA JIRO
βœ”οΈ IELTS/TOEFL looma baahna
βœ”οΈ Fully Funded οΏ½ funded – dhammaan kharashaadka waa la daboolayaa:
πŸ“Œ Hoy
πŸ“Œ Safar
πŸ“Œ Cunto
πŸ“Œ Waxbarasho
πŸ“Œ Tababaro & networking hoggaamineed

❌️ Application Fee ma jiro
❌️ IELTS ama TOEFL looma baahna
🌍 Goobta: Europe πŸ‡ͺπŸ‡Ί & USA πŸ‡ΊπŸ‡Έ
πŸ’Έ Fully Funded – Diyaarad, hoy, cunto, kharashaad nololeed iyo waxbarasho dhammaantood waa la daboolayaa
βœ… Fursad aad kula kulmeyso hoggaamiyeyaal iyo arday caalami ah


GOOBTA & QAABKA

🌐 Europe & USA
πŸ“… Barnaamij tababar iyo horumarin hoggaamineed
πŸ‘₯ La kulan hoggaamiyeyaal caalami ah

πŸŽ“ Fursad lagu kobciyo xirfadahaaga shaqo iyo bulsho


SIDA LOO CODSADO

Waxaa si rasmi ah loogu daabacay faahfaahinta website-keena.
Waxaad ka heli kartaa dhammaan sharaxaadda, shuruudaha, iyo hab-raaca codsiga:

πŸ‘‰ LINKIGA RASMIKA AH:
πŸ”— https://www.inspireopportunities.com/2026/02/mccain-global-leaders-program-2026.html


πŸ“’ Ha Seegin – Codso Hadda!

Fursaddan waa mid xaddidan oo qiimo badan leh.
La wadaag asxaabtaada si ay iyaguna uga faa’iideystaan!

Add a Comment

Your email address will not be published.