hiring (WFP – World Food Programme)

📢 #FursadShaqo #ShaqoBannaan #WFP

🔎 Hay’adda Cunnada Adduunka oo xarunteedu tahay Jigjiga ayaa hadda baafinaysa shqaalaha xog-ururinta (Data Collectors / Enumerators) kuwaas oo ka shaqayn doona hawlo muhiim ah oo la xiriira sahamin, diiwaangelin, iyo ururinta xogaha bulshada.

Waqtiga codsigu wali wuu furan yahay, waxaana ka haray kaliya 4 maalmood, sidaa darteed waa fursad dahabi ah oo aan la dayici karin.

✅ Yaa codsan kara?

Waxaa si gaar ah loo doonayaa:

  • Dadka bartay ama khibrad u leh Statistics, IT, Social Sciences, Public Administration, Development Studies, ama qeybaha la xiriira

  • Kuwo leh xirfado xog ururin, sahamin, iyo isticmaalka taleefannada/tablets data collection

  • Dad leh isgaarsiin wanaagsan iyo shaqo kooxeed

  • Kuwo diyaar u ah inay ka shaqeeyaan goobaha bulshada dhexdeeda

📄 Dukumentiyada loo baahan yahay:

Fadlan ku soo dir email-ka:

  • CV-gaaga (taariikh nololeed)

  • Warqad codsi (Application Letter)

  • Nuqul National ID ama Baasaboor

  • Shahaadooyinka waxbarasho

  • Dukumenti kasta oo khibrad muujinaya

📧 Email-ka lagu dirayo:

Etsegenet.mamo@wfp.org

📅 Deadline:

🛑 15 February 2026

Ha sugin daqiiqadda ugu dambeysa – hadda dir codsigaaga si aad uga faa’iidaysato fursaddan shaqo ee hay’ad caalami ah.

💡 Shaqadani waxay ku siin kartaa:

  • Khibrad hay’ad caalami ah

  • Mushahar wanaagsan

  • Tababar xirfadeed

  • Fursado mustaqbalka ah

👉 Saaxiib, ma buuxisay codsigaaga? Haddii kale, maanta bilaab!
La wadaag asxaabtaada si ay iyaguna uga faa’iidaystaan.

🤲 Nasiib wacan dhammaan codsadayaasha!

Add a Comment

Your email address will not be published.