Fursad Shaqo (Goobta Shaqada) – MUQDISHO
📢 Fursad Shaqo (Goobta Shaqada) – MUQDISHO.
📌 Kaaliye Amniga Aagga, G4.
➡️ Bixinta adeegyada taageerada maamul ee guud si saraakiisha Dab-damiska/Amniga looga caawiyo gudasha waajibaadkooda.
➡️ Laga rabaa inuu gacan ka gaysan karo ururinta xogta iyo baahinta macluumaadka amni ee Madaxa Amniga iyo Madaxa Unugta ay u baahan yihiin.
➡️ Laga doonayaa inuu Saraakiisha Amniga iyo Kuwa Dab-Damiska ka caawiyo diyaarinta dukumintiyada la xiriira amniga sida Qorshayaasha Amniga, Maareynta Halista Goobta, warbixinnada joogtada ah iyo warbixinnada kale ee la xiriira hawlaha amniga qaybta iyo sidoo kale bixinta caawimaad dhanka maamulka ah.