🚨 NOW WE ARE HIRING

🚨 NOW WE ARE HIRING

🏒 SHIRKADDA DAUUS

Shirkadda Dauus waxay ku wargelinaysaa dhammaan daneeyayaasha in ay bannaan yihiin boosas shaqo oo joogto ah (Full-Time).

Haddii aad leedahay aqoon, khibrad iyo karti shaqo β€” tani waa fursaddaada!


πŸ“Œ BOOSASKA BANAAN

1️⃣ Sales & Marketing

2️⃣ Nutrition

πŸ“ Goobta Shaqada: Hargeysa
πŸ•’ Nooca Shaqada: Shaqo Joogto ah (Full-Time)
πŸ“… Deadline: February 25, 2026


🎯 SHURUUDAHA – SALES & MARKETING

Si aad ugu qalanto booskan waa inaad buuxisaa shuruudahan:

  1. Shahaado Jaamacadeed oo ku saabsan Business Administration (Accounting, Economics ama Management).

  2. Xirfad wanaagsan oo ku saabsan adeegsiga Computer-ka.

  3. Khibrad shaqo oo ugu yaraan 1 sano ama ka badan.

  4. Kartida hoggaaminta, hawl-karnimo iyo xirfad is-dhexgal bulsho.


πŸ₯— SHURUUDAHA – NUTRITION

  1. Shahaado Jaamacadeed oo ku saabsan Nutrition, Public Health ama Nursing.

  2. Aqoon ku saabsan isticmaalka MS Office (Excel, Word & PowerPoint).

  3. Khibrad shaqo oo ugu yaraan 1 sano ama ka badan.

  4. Kartida hawl-karnimo, wada shaqayn iyo la macaamil bulsho wanaagsan.


🌟 YAA CODSAN KARA?

Fursaddan waxay u furan tahay qof kasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan, kuna diyaarsan inuu ka mid noqdo koox xirfadlayaal ah oo kobcinaya adeegyada Shirkadda Dauus.


πŸ“ SIDA LOO CODSADO

Dhamaan daneeyayaasha waa inay ku codsadaan iyagoo buuxinaya foomka hoose:

πŸ”— Link-ga Codsiga:
https://forms.gle/5Dq6H2bPX9HQ7HRUA

Add a Comment

Your email address will not be published.