ππ πππ ππππππ ππππππππ β π
ππππππ πππππππ π¨
Ma tahay macalin xirfad leh oo doonaya inuu aqoontiisa la wadaago bulshada?
Ma jeceshahay waxbaridda online-ka ah oo gaadha arday meel kasta jooga?
Farsamo Academy waxay ku faraxsan tahay inay shaaciso fursado shaqo oo loogu talagalay macalimiin khibrad iyo karti leh.
π πππππππππ ππ πππππππππ:
π¨ Graphic Design (Photoshop, Illustrator, InDesign)
π¬ Video Editing (Premiere Pro, After Effects, CapCut)
π° Journalism
π’ Digital Marketing
π€ Public Speaking
πΈ Photo Retouching
π» IT (Information Technology)
π Casharadu waa Online (Remote Teaching)
β
ππππππππππ πππππππππ:
1οΈβ£ Waa inuu aqoon buuxda iyo khibrad u leeyahay koorsada uu dhigayo.
2οΈβ£ Waa inuu qaadi karaa masuuliyadda shaqada kana shaqayn karaa wakhtiyada loo asteeyey.
3οΈβ£ Waa inuu haystaa Computer/Laptop shaqaynaya.
4οΈβ£ Waa inuu awood u leeyahay duubista casharro tayo leh oo si cad oo fudud loo fahmi karo.
5οΈβ£ Waa inuu leeyahay xirfad waxbarid (Teaching Skills) iyo hab sharaxaad wanaagsan.
π― πππ πππππ π
ππβπππππ?
β¨ Shaqo Online ah
β¨ Fursad aad ku dhisto sumcaddaada xirfadeed
β¨ Inaad door ka qaadato horumarinta xirfadaha bulshada
β¨ Deegaan shaqo oo xirfad leh
π© ππππ πππ πππππππ:
Haddii aad leedahay khibrad, karti waxbarid iyo rabitaan aad aqoontaada ula wadaagto bulshada, nala soo xiriir maanta:
π§ Email: engsaak@gmail.com
π± WhatsApp: 0638465253
π’ Ha lumin fursaddan qiimaha leh!
Farsamo Academy β Baro, Bar, Horumar. π
#WeAreHiring #FarsamoAcademy #OnlineTeaching #Jobs #Macalimiin