π πππππ πππππ β Ku Biir Koox Firfircoon oo Horumar Doon Ah
π πππππ πππππ β Ku Biir Koox Firfircoon oo Horumar Doon Ah
Ma tahay qof leh xirfad isgaarsiineed oo heer sare ah? Ma leedahay kalsooni, karti iib iyo awood soo-bandhigid? Haddii jawaabtu tahay HAA β tani waa fursaddaada!
Waxaan raadinaynaa shaqaale karti leh oo buuxin kara jagooyinka soo socda:
πΉ Jagooyinka Bannaan:
-
Call Center Representative
-
Sales Officer
-
Product Presenter & Voice Over Artist
Shaqooyinkan waa Full-Time waxayna ku habboon yihiin qof doonaya horumar xirfadeed iyo jawi shaqo oo firfircoon.
π Waajibaadka Shaqada
π Call Center
-
Ka jawaabista wicitaanada macaamiisha
-
Bixinta macluumaad sax ah oo ku saabsan adeegyada iyo alaabta
-
Xallinta cabashooyinka macaamiisha si xirfad leh
-
Diiwaangelinta xogta macaamiisha
πΌ Sales
-
Soo bandhigida iyo iibinta alaabta shirkadda
-
La socodka macaamiisha cusub iyo kuwii hore
-
Gaadhista bartilmaameedyada iibka
-
Dhisidda xiriir waqti dheer ah oo lala yeesho macaamiisha
π€ Product Presenter & Voice Over
-
Soo bandhigida alaabta si kalsooni leh (online ama offline)
-
Duubista cod xayeysiin ama sharaxaad alaabeed
-
Ka qayb qaadashada suuq-geynta shirkadda
-
Soo saarista content tayo sare leh
β ππππππππππ
-
Xirfad isgaarsiineed oo heer sare ah iyo anshax shaqo oo wanaagsan
-
Shahaado ku habboon shaqada la codsanayo
-
Ugu yaraan 1 sano waayo-aragnimo (Sales ama Call Center)
-
Kalsooni iyo awood soo-bandhigid gaar ahaan Presenter-ka
-
Xirfad gorgortan (Negotiation Skills) oo wanaagsan
-
Khibrad iibinta qalabka elektarooniga ah waa faaβiido dheeraad ah
π― Waxa Aan Bixinayno
-
Mushahar ku saleysan kartida iyo waayo-aragnimada
-
Gunnooyin ku xiran waxqabadka (Performance Bonus)
-
Jawi shaqo oo xirfad leh
-
Fursad korriin iyo horumar shaqo
π Nooca Shaqada:
Full-Time
β³ Deadline:20 February 2026
