π
πππππ πππππ ππππππ β πππππππ πππππ ππππππππ π
Ma tahay bare leh aqoon iyo karti uu ku baro xirfadaha kombiyuutarka?
Ma doonaysaa inaad ka mid noqoto koox waxbarasho oo kor u qaadaysa tayada aqoonta dhalinyarada?
Haddii jawaabtaadu tahay HAA, tani waa fursaddaada!
Waxaan raadinaynaa Macalin dhigi kara Basic Computer, si uu ardayda ugu tababaro xirfadaha aasaasiga ah ee kombiyuutarka iyo adeegsigiisa casriga ah.
π Waajibaadka Shaqada:
-
Baridda aasaaska kombiyuutarka (Computer Fundamentals)
-
Microsoft Office (Word, Excel, PowerPoint)
-
Isticmaalka Internet-ka iyo Email-ka
-
Ilaalinta xogta iyo badbaadada internet-ka
-
Diyaarinta casharro iyo imtixaano
β
ππππππππππ ππππ ππππ:
-
Waa in aad aqoon buuxda u leedahay sida loo isticmaalo Computer-ka iyo barnaamijyadiisa.
-
Waa in aad leedahay xirfad macallinnimo (Teaching Skills) iyo hab sharaxaad fudud.
-
Waa in aad leedahay khibrad ugu yaraan 1 sano ah.
-
Waa in aad diyaar u tahay shaqo Full-Time ama Part-Time.
-
Waa in aad leedahay anshax shaqo iyo masuuliyad sare.
π Sida Loo Codsado:
Si aad u codsato shaqadan, fadlan buuxi foomkan hoos ku qoran:
π https://forms.gle/1Atmsjh5sEJ46U3K6
π Deadline: February 25, 2026
π― Ha lumin fursaddan qiimaha leh ee aad ku noqon karto macalin door ka qaata kobcinta xirfadaha bulshada.
π’ Fadlan la wadaag cid kasta oo ku habboon.
Nasiib Wacan Dhamaan Codsadayaasha!
#JobOpportunity #SkillPlus24 #Jobs #Macalin #ComputerTraining